Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Boqolaal dhalinyaro ah oo shaqo la’aan ku ahaa Magaalada Baydhabo ayaa qaarkood fursad ka helay goobo lagu barto xirfadaha Gacanta, Waxeyna barteen tolista dharka, mudo kadib waxay ka mid yihiin kuwa goobaha dharka lagu tolo ku leh Baydhabo.
Qaar ka mid ah dhalinyaradan oo ay furtay goobo iyaga u gaar ah ayaa waxay dalbanayaan in laga tageero sidii loogu sameyn lahaa maalgelin, si ay ugu sii dhiiradaan xirfaddooda dhar tolista.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya