Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Soomalilnad ayaa lagu qabtay munaasabaddan oo lagu dhiiri gelinayay macalimiinra habka ay Ardayda wax u baraan.
Munaasabadan oo ay soo Agaasimeen qaar kamid ah Ardayda Jaamacadda Alpha ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka Jaamacadda ,Bahda waxbarashad iyo masuuliyiiin kale.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya