Dhalinyarada dhoobley oo kawarbixyay waxa keena in guurku qaaliyoobo.

0
89

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guurka waa qeyb ka mid ah aas aaska nolosha bani’aadamka waana xasilooni iyo daganaan uu ku jiro qaab ilaaheey u jeediyay marka ay rabaan inay lamaanaha is guursadaan.

Qaar kamid ah Dhalinyarada ku nool magaalada dhoobley ayaa kawarbixyay waxa keena in guurku qaaliyoobo.

Khadar Axmed Salaan. ayaa faah faahinaya