Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Deeqdaan oo ay kudeeqday Dowlada Sucuudiga ayaa waxaa Baladweyne ka qeybiyay Hay’adda Tadaamun waxaana lagaarsiyay 3 kun oo qoys kuwaas oo ay sameyeen fatahaadi webiga Shabeelle gaar ahaana Magaalada Baladweyne.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa