Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ku nool dhallinyaro badan oo noloshooda ka maareeya iibinta mac macaanka sida buskudka,Xalwada iyo Doolshaha .
Dhalinyaradan ayaa shaqadan uga maarmay ineey ka tahriibaan dalka waxaana ay ka helaan lacago ku filan nolol maalmeedkooda.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintann ku eegeya