Xarunta Shaybaarka Macdanta Oo laga daah-furay Magaalada Hargeysa.

0
63

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland Cabdullaahi Faarax Cabdi ayaa xariga ka jaray xarunta sheybaarka macdanta ee Soomaliland taasoo laga hirgiliyay magalada hargeysa ee xarunta Somaliland .

xarunta sheybaarka macdanta ee Soomaaliland ayaa looga maarmi doonaa in dibadda loo qaado dhagaxaanta iyo waxyaabaha kale ee la xariira oo dhaqaalo badan kaga baxi jiray Somaliland si loo ogaado in dhagxaanta iyo macdanta in ay tahay tii loo baahnaa sida uu sheegay Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Soomaliland.

Khadar Axmed Salaan.ayaa Kawaramaya