Munaasabad lagu daah furaayey Ololaha Nadaafada Dowlada Hoose Oo lagu qabtey Magaalada Baydhabo.

0
68

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xafladan Daahfurka ayaa waxaa goob joog ka ahaa Godoomiye ku xigeenada Degmada,Guddoomiyaha Haweenka ururka Degmada,tan gobalka,Ururada Dhalanyarada,Hooyoyinka iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada Magalaada.

Agaasimaha guud waaxda faaydhoorka Dowlada Hoose Degmada Baydhabo Maxamed Cali Aadan iyo Faadumo Iimaan oo ka mid ah Ururrada Bulshada ayaa ka hadlay muhiimadda Ololaha Nadaafadda.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa