Maamulka kaam Guhaad ee Baladweyne oo codsaday in laga gacan siiyo adeegyada Aas aasiga ah

0
63

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha kaamka Guhaad xaafada Kooshin ee Magaalada Baladweyne Timiro keeynaan Aadan oo uwarantay Warbaahinta ayaa sheegtay in kaamka uu qabo baahiyo dhinaca nolosha ah.

Waxa ay sheegtay in ay aysan haaysan adeegyada aas aasiga ah sida waxbarasho caafimaad daro gaar ahaane haweenka marka ay umulayaan ay la kulmaan dhibaatooyin badan iyo sidoo kale aysan haaysan musqulo ay ku gutaan xaajada.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya