Haweenka Degmada Dhoobley oo Idaacadda Sanguuni ugu Hambalyeeyay Sanad guuradeeda 3aad.

0
96

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Idaacadda Sanguuni ayaa la aas aasay bishii lixaad Sanadkii 2020 waxaana hada laga joogaa mudo saddex sanadood ah.

Warbaahinta Sanguuni ayaa ah Warbaahin ka hawlgasha Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose islamarkaana kahadasha Guud ahaan arimaha bulshada Qaar kamid ah haweenka ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa hambalyo iyo Bogaadin ku aadan Sanad Guuradeeda Saddexaad u diray Idaacadda Sanguuni.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa