Culimada Baydhabo oo ku baaqey in la Caawiyo Aabe Soomaaliyeed oo la Xanuusan Cudurka Kansarka

0
105

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maxamed Adow Ibraahim waa aabe la xanuunsan cudurka kansarka ee ku nool Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay oo aan awoodin in uu iska bixiyo qarashaadkii isku daaweyn lahaa.

Culimada Magaalada Baydhabo Oo Isuga Yimid Masjidka Jaamaca Ee Magalada Baydhabo ayaa waxey walalahaha muxsininta ku nool guud ahaanba caalamka gaar ahaan Degaanada koonfur galbeed ee Soomaaliya ay ka codsadeen in la caawiyo walalkooda xanuunsan oo aan awoodin inuu iska bixiyo qarashka Daawada iyo safarka.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya