Tababar ku saabsan Warbaahinta iyo fagaaro ka hadalka ee Dumarka oo Xudur lagu qabtay.

0
118

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababarkaan loo qabtay qaar ka mid ah gabdhaha ku nool Magaalada Xudur ayaa wuxuu ku saabsanaa fagaaro ka hadalka, taasi oo fursad u heli doonaan in ay kahadlaan goobaha bulshada ay iskugu imadaan.

Furitaanka tababarka ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka Degmada Xudur, isku duwaha Haweenka, Guddoomiyaha Haweenka Degmada iyo masuuliyiin ka socotay ururka haweenka suxufiinta Soomaaliyeed ee Somwa oo tababarka ka fulisay Degmada Xudur.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa