Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qoysaskan barakacayasha ah ee ku nool kaamka jiiqle ee Magaalada Baladweyn ayaa waxaa soo food sartay xalad dhanka nolosha ah oo ay kamid yihiin Hooy la’aan, biyo yari,caafimaad daro iyo raashiin la’aan.
Dadkan danyarta ah ayaa isugu jira Haween ka yimid tuulooyinka hoos yimaada Magaalada iyo kuwo kasoo barakacay Magaalada kuwaasi oo ay guryihi ay daganaayeen ay saameeysay fatahaadii.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya