Tababar ku saabsan Afka Soomaaliga oo wariyaal looga daah furay Muqdisho.

0
70

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Daa’uud Aweys Jaamac ayaa tababbar ku saabsan Afka Soomaaliga u furay qaar ka mid ah wariyayaasha ka hawlgala warbahinta dalka

Tababarkan oo socon doono mudo 10 maalmooda ah ayaa waxaa iska shaashanayaan wasaarada warfaafinta iyo Akeedamiyadda cilmiga fanka iyo suugaanta.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya