Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xili ay maalmo kooban kaharsan yihiin sannad guurada 3-aad ee Idaacadda Sanguuni ayaa waxaa hambalyo iyo bogaadin u diray bahda waxbarashada Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose iyagoo islamarkaana ku amaanay Idaacadda sida wanaagsan ay ugu shaqeyso bulshada ku nool Magaalada Dhoobley iyo nawaaxigeeda.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya