Masuuliyin ka tirsan maamulka Gobolka Mudug oo kormeeray xarumaha danta guud Degmada Afbarwaaqo

0
61

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha gobolka Mudug iyo masuuliyin kale oo ka tirsan Maamulka gobolka Mudug ee Galmudug ayaa kormeer ku tagay Degmada Afbarwaaqo ee gobolka Mudug.

Gudoomiyaha iyo xubnaha kale ee la socday ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey Degmadaas waxayna booqdeen xarumaha danta guud Magaalada Afbarwaaqo oo uu ka mid yahay dhismaha garoonka diyaarahada ee ka socda Degmada.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya