Magaalada Kismaayo Oo ka furmey Shirka Madasha xiriirka Arrimaha Bani’aadannimada

0
186

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirkan ayaa waxaa si wada jir ah u dahfuray Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta XFS Cabdirahman Beenebeene waxaana ka qeyb galeen shirka Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Wasiiradda Wasaaradaha Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedyada Dalka, Agaasimaha Gargaarka Maamulka Gobalka Banaadir iyo Wakiilo ka socday beesha caalamka.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya