Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada Soomaaliyeed oo la sheego in ay Dalka ka yihiin Boqolkiiba 75 ayaa ah kuwo inta badan la dalaadhaca Maareeynta noloshooda iyo mida Qoysaskooda iyada oo dhalinyaro Soomaaliyeed isla markaana dalka ku nool ay wajahayaan shaqo la’aan baahsan.
Qaar kamid ah dhalinyarada ku nool kaamamka Barakacyaashaee Magaalada Dhobley oo Raadiyaha Sanguuni la hadlay ayaa sheegay iney haysan wax shaqo ah.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa