Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Guriceel ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daah furayey margaska Al-Hidaaya litaxfiidul Qur’aan faraceeda Magaalada Guriceel islamrkaana wax lagu baridoono Caruurta kayar 8 Sano.
Waxa kaqeyb galay munaasabada furitaanka maamulka margaska Al-Hidaaya litaxfiidul Qur’aan culumaa’udiin walidiin iyo marti Sharaf kale.
Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya