Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Muqdisho ayaa lagu soo gabagabeeyay Shirweynaha Xakameynta Faafinta Wararka Been Abuurka iyo Saameynta Bulshada ay ku leeyihiin kaasi oo socday mudo labo maalin ah
Waxyaabaha manta looga dooday shirka ayaa waxaa kamid ah xal u helidda Faafinta Wararka Been Abuurka ah iyadoo ay ka qeybgaleen Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska,XFS Ergayga Bani Aadamnima, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Danjire Yuuuf Garaad, Wariye Cabdirisaaq Catoosh iyo Abuukar Albadri oo ah Wariye u dhaq dhaqaaqa xorriyadda saxaafadda.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya