Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan Maalinta caalamiga ah ee ka hortaga ku xad gudubka Deegaanka

0
115

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo Dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan Maalinta caalamiga ah ee ka hortaga ku xad gudubka Deegaanka 5 June waxaa soo jeedineya:-Xasan Maxamed Cabdullaahi