Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Aqoontu waa sheyga qaabeeya ilbaxnimada aadanaha, macallinkuna guud ahaan waa abuurka aqoonta, waraabkeeda iyo korriimaheeda, gabdhaha Macalimiinta ahna kuma sii jiraan oo kaalin muhiim ah ayay bulshada ka yihiin.
Guud ahaan waxbarashada dalka waxaa aad u yaraan jiray Haweenka wax dhiga ee macallimiinta ah, balse Sannooyinkii lasoo dhaafay waxaa kordhay Haween badan oo ku dhiiraday inay macalimiin ka noqdaan Iskuullada ku yaalla dalka.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa