Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maanta oo kale dunida waxaa la ga xusaa Maalinta Deegaanka Adduunka oo loo soo gaabiyo (WED) ayaa sanad walba la xusaa 5-ta Juun waxaana lagu dhiirigeliyaa wacyigelinta iyo waxqabadka ilaalinta deegaanka. Markii ugu horreysay ee la qabtay 1973, waxay ahayd madal kor loogu qaadayo wacyiga ku saabsan arrimaha deegaanka sida wasakhowga badda, tirada badan, kulaylka caalamiga ah, horumar waara iyo dembiyada duurjoogta.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya