Isbitaalka degmada Ceeldheer, gobolka galgaduud oo 15 sano kadib la furay.

0
147

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda caafimaadka Galmudug ayaa si rasmi ah ula wareegtay isbitaalka degmada Ceeldheer, ee gobobolka galgaduud kaas oo aan shaqeyn mudo 15 sano ah .

Wasaaradda caafimaadka Galmudug ayaa shaqaalaha Isbitaalka ceeldheer u qabatay tababar aqoontooda caafimaad sare loogu qaadayo.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya