Warbixin:-Door nocee ah ayay Xalinta khilaafaadyadu ka qaadan karaan Horumarinta nabada.

0
88

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maareynta khilaafyada ayaa ah nidaam higsanaya sidii loo heli halaa natiijo aay ku wada qanacsan yihiin dhinacyada khilaafku ku dhexjiro.

Hadaba anago warbixintan ku eegeyno Xalinta Khilaafaadka bulshada dhexdooda Doorka ay ka qaadan karto Horumarinta Nabadda ayaa waxaan waraysi la yeelanay qaar kamid ah bulshada qeybaheeda kala duwan ee ku nool Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa