Bandhiga Buuga Habka Cilmi Baarista Taariikhda Soomaaliya Oo Baydhabo lagu qabtey

0
222

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bandhiga Buuga Habka Cilmiga ee Baarista taariikhda Soomaaliya ayaa Magalada Baydhabo Xarunta Gobolka Baay ku soo bandhigay Agoonyahan maxamed hajji Mukhtar, waxaana bandhiga ka soo qeyb galay Wasiiro, Xilibano iyo Agaasimiyaal ka tirsan Dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya, waxaana sidoo kale bandhiga goobjoog ka hayeen Bahda Waxbarashada jaamacadaha iyo Ardayda Iskuulada.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya