Tababar Ku Saabsan Arrimaha Deegaanka Oo Loo qabtey Ururada Bulshada Rayidka Degmada Baydhabo

0
147

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradaha Bey’ada Dowlada Federaalka iyo Tan Koonfur Galbeed oo Gacan Ka Helaya Hay’adda UNDP ayaa qabatay kulan wada tashi ah oo lagu gorfeynayay sidii loo horumarin lahaa Arrimaha Xalka waare ee deegaanka, Kaasi oo loo qabtey Ururada Bulshada Rayidka, wakiilo ka socdey Maamulka Gobolka Baay iyo kan Degmada Baydhabo.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa