Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee gobolka jubada hoose ayaa waxaa ku nool dhalinyaro badan kuwaas oo dhameeyay jaamacaddaha dalka oo siyaaba kala duwan ku shaqeesta.
Qaar kamid ah Dhalinyarada ka shaqeeya xafiisyada diyaaradaha ee magaalada dhoobley ayaa kawarbixiyay shaqadooda iyo adeegyada ay u fidiyaan bulshada.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya