Maamulka Dhusmareeb oo lagu baaqay in Xafaddaha Magalada u qabtaan tartan dhanka Nadaafada.

0
137

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ustaad Nuur dhiblaawe oo ka mid ah barayaasha Magaalada Dhusmareeb ayaa maamulka Degmada Dhuusamareeb kula taliyeey inay heerka nadaafaadda Magalada sare u qaadaan sid midaas ay u sameeyana waxa uu ugu baaqay in xaafadaha Magaalada loo qabto tartan dhanka Nafaadda ah.

Dhanka kale ustaad Nuur dhiblaawaa ayaa bulshada Caasimadda qeybahooda kala duwan ugu baaqay in ay beeran dhir si loo helo Magaalo wada cagaaran Deegankuna u noqdo mid bilic wanaagsan.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa