Dhismaha Dekada Baraawe oo La dhagax dhigay.

0
166

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha KG Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Gudoomiyaha Gollaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa dhagax dhigay Dhismaha Dekeda Magaalada Baraawe ee Caasimada Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed KG Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen  ayaa sheegey in dhismaha Dekadda ay ka qeyb qaadan doonaan ganacsato waa weyn oo ay qeyb ka yihiin kuwa ka soo jeeda gobolada KGS.

Xasan Maxamed Cabdullaaahi.ayaa kawaramaya