Maalinta Caalamiga ah ee ka Hortaga Isticmaalka Tubaakada oo Maanta laga xusay dunida.

0
91

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sanad walbo 31 bisha May Hay’adda Caafimaadka Aduunka (WHO) iyo Hormuudka Hay’addaha caafimaadka dadweynaha waxay qabtaan kulan looga hadlaayo Maalinta Caalamiga ah ee Tubaakada lagu diidayo.

Sida WHO Shaaca ka qaaday 125 dal ayaa tubaakada dalag ahaan u beertaan waxayna dhul ahaan adeegsadaan dalalkaas 4 milyan oo hektar xili haatan war qabo raashiin yarida caalamka ka jirto tan iyo saameyntii karoonaha iyo dagaalka Ukraine ka socdo.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya