Maamulka Deegaanka Ceeldibir ee Gobalka Mudug oo la gaarsiiyay Deeq Daawo ah.

0
87

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shukri Maxamed Noor oo kamida qurba joogta ka soojeda gobolka mudug ayaa deeq daawo ah iyo qalabka agabka naafada waxa ay ku wareejisay maamulka Degaanka Ceel-dibir ee gobolka Mudug.

Shukri Maxamed Noor ayaa sheegtay in aaney ku filneyn dawadan iyo qalabka dadka naafada baahiyaha ka jira deegaanka balse ay biloow u tahay.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa