Gabdhaha barta kuliyada caafimadka Jaamacada kismaayo oo kawarbixiyay waxyaabaha ay ku doorbideen kuliyadaasi

0
105

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gabdhaha Magaalada Dhoobley ayaa waagii hore u raadsan jiray Jamacadaha Magaalooyinka dalkeena iyagoo ay dhib ku ahayd in inta badan inay u raadsadaan Jamacadaha Magaalooyin kale Balse Haataan waxaa Magaalada laga furay Jaamacad taasi oo ay soo dhaweeyeen Inta badan Gabdhaha ku nool Degmada iyagoona baahi wayn u qabeen.

kuliyada caafimaadka ayaa inta badan waxaa barta Gabdhaha qaar kamida gabdhaha barta kuliyada caafimadka ee Jamacada kismaayo faraceeda Dhoobley oo Radio Sanguuni u waramay ayaa ka warbixiyay waxyaabaha ay ku doorbideen barshada kuliyada caafimaadka.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa