Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Jubbaland Maxamed Nuur Cali oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in Lixdii todobaad ee la soo dhaafay uu jiray xunuun ku dhacay geela kasoo ka soo cusboonaaday qaar kamid ah Deegaanada Jubbaland iyo gobalada dariska la ah.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya