Wasaaradda Caafimadka Hirshabeele oo xarumo caafimaad ka hirgelisay xaafada Ceeljale ee Baladweyne.

0
156

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dr Cabdi Maxamed Xalane madaxa caafimaadka Degmada Baladweyne ee Waasarada caafimadka Hirshabeele oo uwaramay Warbaahinta ayaa sheegay in ay Deegaanka Ceeljaale ay ka hirgiliyeen xarumo caafimaad oo gaaraya 10 kuwaa oo ay Wasaaradda maamusho si bilaash ahna loogu Daaweyo shacabka.

Xaafada ceeljaale oo ah meel ay dadka Magaalada ubarakaacn xiliyada fataahada ayaa waxaa kajira xaalado caafimaad daro taasoo ay uu darantahay maleeriyada iyo xanuuno kale.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya