Shirwaynaha wada tashiga Dowladda iyo Ganacsatada dalka oo Muqdisho ka furmay.

0
77

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirkan wada tashiga ah oo lagu qabtay garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho waxaana soo qaban qaabisay Wasaaradda Ganacsiga iyo warshadaha XFS waxaa ka qayb-galaya Madaxda saree ee Wasaaradda Ganacsiga dalka, Wasiiradda Wasaaradaha Ganacsiga maamul goboleedyada dalka, Wakiillo ka socday Midowga Yurub iyo qaybo kamid ah Ganacsatada Soomaaliyeed. Waxaana shirkan inta uu socdo diiradda lagu saarayaa Dardargelinta dib u haaynta Gnacsiga iyo rasmiyaynta iskaashatooyinka gaarka ah iyo sidoo kale fursadaha iyo caqabadaha ganacsi ee gobolka.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya