Qoysas ku nool Deegaanka Madiina ee Gobalka Galgaduud oo Codsaday in loo dhiso Xaruun Caafimaad.

0
113

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada ku nool Deegaanka Madiina ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa soo foodsaartay baahiyaha dhanka waxbarashada iyo caafimaadka.

Deegaanka Madiina oo hoostaga degmada Xeraalle ee gobolka Galgaduud ayaa waxa uu iskuxiraa Degmooyinka Xeraalle,Balanbale, iyo Guriceel.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegeya