Imtixaanka shahaadiga ee Dugsiga sare oo Maanta si rasmi ah uga bilawday Degmada Dhoobley.

0
165

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Imtixaanka shahaadiga ee Dugsiga sare ayaa maanta si rasmi ah uga bilawday Degmada Dhoobley Ardayda Magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose ayaa maanta u fariistay Imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad ee Dugsiyada sare ee dalka oo ay qaadeyso Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee XFS.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawarmaya