Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabadan oo lagu dahfurayey Ololaha Talaalka Dabeysha kaasi oo lagu gaarsiin doono dhamaan Degmooyinka DG Jubbalnad ayaa lagu qabtay Magaalada Kismaayo taasi oo muhiim u ah Bulshada Jubaland,waxaana munaasabada ka soo qeyb galay madaxda Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya