Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Barnamijkan oo loogu magic daray Baraarug isla maraakan ah mid wacyigilin ah ayaa waxaa magaalada hargeysa gaar ahaane laanta socdaalka Soomaliland kasameeyay ururka Xakamaynta HIV AIDS .
Ciidanka laanta socdaalka Soomaliland saraakiil iyo bulshada kusugneed xarunta ayaa kafaa ideystay ololahan wacyigilinta.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya