Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Caanaha naaska Hooyada ayaa ah cuntada ugu wanaagsan ee ilmuhu helo Kuwaas oo haddii ilmuhu sifiican u nuugo uu ku noqonaayo mid ka dhisan dhanka maskaxda iyo jirkaba.
Qaar kamid ah dhaqaatiirta ka howlgasha xarumaha Hooyada iyo dhalaanka ee Degmada Dhoobley ayaa kawarbixiyay muhiimada caruurta u leedahay caanaha hooyada iyo waxyaabaha uu ka difaaco.
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya