Barnaamijka ka hortaga tacadiyada Haweenka oo lagu soo gabagabeey Magaalada Kismaayo.

0
103

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Kismaayo ayaa lagu soo gabagabeeyey barnaamijka ka hortaga dacadiga HaweenKa oo muddo 𝟗 bilood ah kasocday degmada Afmadow ee Gobolka Jubada Hoose waxa barnaamijka baxinayey hay’adda SWSC

Waxa ka qeyb galay madasha lagu soo gabagabeynayey barnaamijkan wasiirka wasaarada Haweenka Jubbaland Cadar Ismaaciil Cabdulaahi gudoomiyaha Haweenka Gobolka Jubada Hoose Faadumo Aadan qaar kamid ah mas’uuliyinta maamulka Jubbaland iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah faahineysa