Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haween ku nool kaamamka barakacayasha ee degmada dhoobley ayaa sameysatay fursado ganacsi oo ay nolosha qoysaskooda ku dabaraan.
Haweenkan ayaa iibiyo qeybaha ganacsiga sida bagaashka iyo qudaarta iyaga oo ku dhax iibiyo gudaha kaamka.
Qaar kamid ah Haweenkan ayaa kawarbixiyay ganacsigooda islamarkana ka codsaday maamulka degmada iyo hey’adaha samafalka ka codsaday in loo sameeyo maalgalin.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa