Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ardayda fasalka 12-aad ee wax kabarata Iskuulada Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa xilligani ku jira diyaar garowgii ugu danbeeyay xilli uu soo dhaw yahay imtixaanka shahaadiga ah.
Qaar kamid Ardayda dhigata Iskuulada ku yala Degmada Dhoobley ee fadhisanaya sandakan oo aan wareysi la yeelanay ayaa inooga warbixiyay sida ay ugu diyar garobeen imtixanka.
Cabdullahi Cadicasiis Siraad.ayaa kawaramaya