Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka dhalinyarada xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Barre Maxamuud oo hadal ka jeediyay gunaanadka Shirka weynaha qaran ee dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa sheegay in la dhisi doono golaha dhalinyarada Qaranka.
Golaha dhalinyarada qaranka ayaa dhismihiisa laga soo bilaabi doonaa, heer deegaan, Degmo, gobol, maamul goboleed ilaa Qaranka.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa