Maamulka Xarunta Halsan Suuq ee Baydhabo Oo Ka Waramey Ganacsigooda.

0
79

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xarunta ganacsiga ee Halsan Suuq waxey kamid tahay goobaha lagu iibiyo alaab macuunta iyo agabka guryaha noocyadooda kala duwan. Halsan Suuq ayaa looga soo adeeg tagaa qaar ka mid ah Degmooyinka gobolka Baay.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya