Haween Ku Nool Baydhabo Oo Nolosha Reerkooda ku maareeya Iibinta Xalwada.

0
85

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Suuqa Baydhabo ayaa inta badan waxaa lagu arkaa Dumar ka ganacsada Xalwada Baydhabo kuwaasi oo mudo ka shaqeysaneyey sidii ay Noloshooda iyo kan reerahooda ugu maareyn lahaayeen, maadaama ay duruufo kala duwan ay ku qasabtey in ay ganacsigaan galaan.

Xabso Maxamed Cali oo Suuqa Baydhabo ku iibisa Xalwada ayaa Warbaahinta uga warantey shaqadan sida ay nolol maalmeeda ugu hesho caqabadaha ay la kulanto iyo sida ay maareyso.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya