Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirka Fistulada Uureeyda oo Maanta ku beegan.

0
65

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sannad kasta 23-ka May, Waxaa la xusaa Maalinta caalamiga ah ee joojinta Fistula taas oo sare u qaadeyso wacyigelinta ciribtirida xaaladan caafimaad.

Hey’ada Qaramada midoobay u qaabilsan caafimaadka ee loo soo gaabiyo WHO ayaa waxay u abaabushaa taageero caalami ah oo loogu talagalay Haweenka taas oo loogu talagalay in looga hadlo ciribjarida Fistulada.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa