Tababar Ku saabsan Xuquuqul Insaanka Oo loo qabtey Gudiyada Baarlamanka KGS.

0
71

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Haweenka Qoyska iyo Horumarinta xuquuqda Aadanaha Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo Tababar Ugu Qabatey Gudiyada Baarlamanka Koonfur Galbeed U qaabilsan Xaquuqul Insaanka kaasi oo kor looga qaado Xuquuqda Aadanaha.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya