Cuduro kadhashay fatahaada wabiga Shabeele Oo saameeyn ku yeeshay kaamamka Barakacyaasha Baladweyne.

0
75

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhaqane Abuukar Laamoow gudoomiyaha kaamka Arlaadi ee Baladweyne oo lahadlay Warbaahinta ayaa sheegay in saameynta kadhalatay fatahaada sababtay in ay cuduro ka dilaacaan kaamka.

Kaamka oo ay kujiraan boqolaal qoys oo iskugu jira danyar ,waayeel , naafo,iyo caruur ayaa xiligan waxaa ay ladaalaa dhacayaan cudurada meleriyada iyo shuban biyodka oo kaamka ka dilaacay xiligan.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya