Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mu’asasada Abuubakar Al Sadiiq ayaa Magaalada Kismaayo ka hirgelisay xarun loogu talogalay ilaalinta kutubta Qur’aanka kariimka ah islamarkaana lagu farsameyn doono kutubta qur’aanka kariimka ee laga soo aruuriyo dugsiyada qur’aanka ee ku yaala kismaayo.
Munaasabada xariga looga jarayay xarunta lagu keydin doona Islamarkaana lagu dayactiri doono kutubta jeexma ayaa waxaa ka qeybgalay culumada kismaayo iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay.
Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya